Caro xoogan oo ka dhalatay dil loo geestay Jemel Roberson

Booliiska dalka Mareykanka ayaa toogasho ku dilay Jemel Roberson oo ahaa nin Madow oo Waardiye ka ahaa baar ku yaalla magaalada Chicago ee dalka Mareykanka . Jemel Roberson oo ahaa Waardiye hubeesan ayaa eryaday nin burcad hubeesan , waxaana booliiska oo goobtaasi si deg deg ah usoo gaaray durba toogteen ninkii Waardiyaha ahaa. Dad badan ayaa ka … Continue reading Caro xoogan oo ka dhalatay dil loo geestay Jemel Roberson